Tubta Nabaada "Path to Peace"-logo

Tubta Nabaada "Path to Peace"

Podcasts

Tubta Nabadda "Path to Peace" is a radio magazine show that airs three times a week and focuses on different issues that face Somalia and its people. The weekly radio magazine was produced with the intention of touching the lives of the Somalis by covering different topics that have both negative and positive impacts on them. Tubta Nabadda has empowered Somalis and given them a voice to state their concerns. --- Official SoundCloud account for the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM)

Tubta Nabadda "Path to Peace" is a radio magazine show that airs three times a week and focuses on different issues that face Somalia and its people. The weekly radio magazine was produced with the intention of touching the lives of the Somalis by covering different topics that have both negative and positive impacts on them. Tubta Nabadda has empowered Somalis and given them a voice to state their concerns. --- Official SoundCloud account for the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM)

Location:

Somalia

Genres:

Podcasts

Description:

Tubta Nabadda "Path to Peace" is a radio magazine show that airs three times a week and focuses on different issues that face Somalia and its people. The weekly radio magazine was produced with the intention of touching the lives of the Somalis by covering different topics that have both negative and positive impacts on them. Tubta Nabadda has empowered Somalis and given them a voice to state their concerns. --- Official SoundCloud account for the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM)

Twitter:

@UNSomalia

Language:

English


Episodes

Tubta Nabadda Episode 187

5/29/2020
This week on #TubtaNabadda, we look into how the government of Somalia, with support from and in coordination with the United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR), is responding to the COVID-19 crisis as it affects disproportionately internally displaced people (IDPs). We interview Amina Said, Commissioner of National Commission for Refugees and IDPs (NCRI), about what is being done to prevent the spread of the virus in displaced communities, and how the agency works in...

Duration:00:16:20

Tubta Nabadda Episode 186

5/22/2020
This week on #TubtaNabadda, we share lessons learned from the last elections in the South West State (SWS) of Somalia, especially regarding the impressive representation of women and youth in the regional parliament and other political fora. We discuss with Mohamed Ali Hassan, SWS Minister of Commerce and Industry, about why Somalia’s youth must participate in decision-making at all levels. We also interview Amina Omar Moalim, member of the SWS parliament, about women’s political...

Duration:00:15:36

Tubta Nabadda Episode 185

5/15/2020
We interview Mohamed Irbad, a researcher and founding member of Ifiye Center in Mogadishu. He talks about the vital role of communication and internet in knowledge production, and how Ifiye Center helps to bridge differences through sharing of opinions and promotion of dialogue. We also interview Zahra Abdikarim, Executive Director of SOSTEC Technologies, about how information technologies can be used to transform lives and bring about peace in Somalia, through the creation of job...

Duration:00:17:11

Tubta Nabadda Episode 184

5/8/2020
This week on #TubtaNabadda, we discuss efforts to stop the spread of COVID-19 in Somalia. We interview Mohamed Isse Osman, Director General of Puntland Ministry of Information, Telecommunication, Tourism and Cultural Heritage, about the challenges that Puntland faces in fighting COVID-19. He explains the awareness raising strategies employed by the Ministry, as part of the overall response to the public health crisis. We also interview Abdirahman Gambol, medical researcher and Deputy Dean of...

Duration:00:15:20

Tubta Nabadda Episode 182

5/1/2020
This week on #TubtaNabadda, we take a close look at the UN Peacebuilding Fund (PBF) support to Somalia. We interview Fadumo Mumin, PBF Monitoring and Evaluation Specialist, about how PBF-funded programmes are contributing to Somali government’s priorities, and the steps for the country to renew its eligibility for PBF funding. We also interview Laila Abdulkarim, Gender Advisor at the federal Ministry of Interior, Federal Affairs and Reconciliation, about how the PBF supports national...

Duration:00:16:01

Tubta Nabadda Episode 183

5/1/2020
This week on #TubtaNabadda, we mark World Press Freedom Day, celebrated globally on 3 May. We interview Mohamed Ibrahim Moalimuu, Secretary General of the Federation of Somali Journalists (FESOJ), about press freedom in Somalia and what should be done to ensure that journalists operate in a safe environment, free from fear and intimidation. We also interview Farhia Mohamed Kheyre, Chairperson of the Somali Women Journalist Organization (SJWO), about the challenges faced by female journalists...

Duration:00:16:48

Tubta Nabbada Episode 181

4/17/2020
This week on #TubtaNabadda, we take a close look at Somalia’s constitutional review process, launched in 2018 with the aim to replace the current provisional Constitution, adopted in 2012, with a permanent document, ahead of the upcoming 'one person, one vote' elections. We interview the federal Minister of Constitutional Affairs, Salah Jama, about the importance of reviewing the provisional Constitution, and why citizens should continue to engage in the process and have their suggestions...

Duration:00:16:58

Tubta Nabadda Episode 180

4/9/2020
This week on #TubtaNabadda, we discuss about what is being done to prepare Somalia’s upcoming universal elections, the first in the last 50 years. We interview Halima Ismail Ibrahim, Chairperson of the National Independent Electoral Commission, about why it is crucial that the country holds elections that are credible, free, fair and peaceful, and how this historic milestone can be achieved. In the studio, your hosts are Ali Gutale and Fathi Mohamed Ahmed. Tune in today to Radio Mogadishu,...

Duration:00:17:09

Tubta Nabadda EP 108: International Day for the Eradication of Poverty

10/19/2018
Barnaamijka #TubtaNabadda, todobaadkan waxaan ku xusaynaa Maalinta caalamiga ah ee cirib-tirka Saboolnimada. Waxaa barnaamijka marti noogu ah Prof Hassan Sheikh Ali oo ka tirsan jaamacadda Simad oo ka hadlaya waxa ay tahay in la sameeyo si Soomaaliya looga cirib-tiro saboolnimada iyo sida Soomaaliya ay ugu faa’iidaysan karto kheyraadka dalka iyo sidoo kale sida kaalinta iskaashiga qaybaha gaarka ah iyo dowladda loo tayayn karo. Waxaa sidoo kale barnaamijka nagala qaybgalaya Mohamed Osman...

Duration:00:15:55

Tubta Nabadda EP 107: World Teachers Day

10/7/2018
Todobaadkaan #TubtaNabadda waxaan kaga hadleynaa Maalinta macalinka adduunka. Waxaan ku wareysaneynaa Cabdiraxmaan Cumar, agaasimaha dalladda waxbarashada ee FPENS. Wuxuu nooga warbixin doonaa sida wax looga qaban karo caqabadaha ay wajahayaan macalimiinta Soomaaliyeed, sida amniga iyo badqabkooda, xirfadaha, fursadaha horumarinta IWM. Waxaan sidoo kale barnaamijka ku wareysan doonaa Saba Bokhari oo ah qabiir ka tirsan hay'adda qaramada midooba ee waxbarashada, Sayniska iyo dhaqanka...

Duration:00:17:36

Path 2 Peace Episode 106: Outgoing UN envoy, on major events in Somalia during his assignment

9/21/2018
TubtaNabadda, waxaa todobaadkan waxaa marti noogu ah Michael Keating, Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ee xilka ka sii degaya. Wuxuu Mr Keating ka hadli doonaa waxyaabihii ugu muhiimsanaa ee Soomaaliya ka dhacay intii uu xilka hayay. Mr Keating ayaa sidoo kale ka hadli doonaa waxyaabaha ay tahay inay Soomaalidu sameeyaan si dalkooda uu u gaaro nabad iyo barwaaqo. Ka dhageyso Radio Mogadishu, Kulmiye Knn, Raadiyo Baydhabo, SBC Radio, Risaala Radio, Radio Cadaado...

Duration:00:18:13

Path 2 Peace Episode 105: Somalia’s socio-economic development

8/31/2018
Todobaadkan barnaamijka TubtaNabadda waxaan kaga hadli doonaa dhaqaalaha iyo ganacsiga dalka Soomaaliya. Waxaa barnaamijka marti noogu ah Dahir Abdi Abdullahi oo ah Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya wuxuuna ka hadli doonaa siyaasadaha Dowladda Soomaaliya ee ku saabsan dhiirigalinta hal-abuurka ganacsiga iyo maalgalinta Soomaaliya. Waxaa sidoo kale barnaamijka marti noogu ah Abdi Abshir Dhore oo ah Agaasimaha Guud ee Rugta Ganacsiga...

Duration:00:17:37

Path 2 Peace Episode 104: Helping and remembering survivors of terrorist attacks

8/24/2018
Barnaamijka #TubtaNabadda wuxuu jirsaday 2 sano! Dhammaan dhagaysteyaasheenu way ku mahadsanyihiin sidii ay noola socdeen waxaanna rajaynaynaa inaan sii wadi doono inta laga mirodhalinayo yoolka ah in la helo #Soomaaliya oo nabad ah oo ay dhammaan muwaadiniinteedu ugu dhex noolaan karaan si ammaan ah. Todobaadkan Tubta Nabadda waxaan kaga hadli doonaa maalinta caalamiga ah ee lagu xasuusanayo dhibaneyaasha argagixisada. Waxaan waraysanaynaa Abdikani Ali Aden oo ka mid ah dadkii ku dhaawacmay...

Duration:00:17:05

Tubta Nabadda Episode 103: World Humanitarian day

8/17/2018
Todobaadkaan #TubtaNabadda waxaan uga hadleynaa xaaladda bini'aadanimada #Somalia iyadoo dhowaan la xusaayo maalintta caalamiga ah ee bini'aadanimada #WorldHumanitarianDay. Waxaan wareysanay Peter De Clercq xiriiriyaha arrimaha bini'aadanimada qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya, oo sharaxaad ka bixin doona xaaladda gargaar ee dalka iyo sida beesha caalamka uga go'an tahay sii wadista taageerada loo fidinaayo dadka Soomaaliyeed, hannaanka u gegsashada iyo kabashada ee ay dowladda kala...

Duration:00:16:57

Tubta Nabadda EP 102: Providing safe space for Somali youth

8/10/2018
Todobaadkaan #TubtaNabadda, maadaama la xusaayo maalinta dhalinyarada caalamiga ah #YouthDay, waxaan diiradda ku saari doonaa sidii dhalinyarada ay ku heli lahaayeen goobo ammaan ah. #SafeSpaces4Youth waxaa noogu marti ah Cabdikaafi Max'ud Makaraan, guddoomiyaha dhalinyarada gobolka Benaadir, oo ka hadli doona goobaha ammaanka ah ee ay heli karaan dhalinyarada Muqdisho iyo barnaamijyada kale ee la meel mariyey si looga taageero dhalinyarada ku lug yeelashada dhaqdhaqaaqyada la xariira...

Duration:00:17:31

Tubta Nabadda EP101: Strengthening Somalia’s domestic revenue

8/3/2018
Todobaadkaan #TubtaNabadda waxaan kaga hadli doonaa dedaalada socdo ee lagu xoojinaayo daqliga gudaha ee Soomaaliya. Waxaan wareysan doonaa wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda Cabdullahi Sheekh Cali Qaloocow oo ka badli doono koban daqliga gudaha lixda bil ee ugu dambeysay, iyo sidoo kale ilaha sare u qaadi kara socodka canshuuraha dalka iyo daqliga ku soo xrooda qasnadda dowaldda. Waxaan sidoo kale wareysan doonaa Ms Puteri Natalie Watson sarkaal sare oo ka tirsan xafiiska bankiga...

Duration:00:17:04

Tubta Nabadda EP 100

7/27/2018
Todobaadkaan #TubtaNabadda, waxaan diiradda ku saareynaa maalinta caalamiga ah ee ka hortagga tahriibinta dadka. Waxaan ku wareysaneynaa Max'ed Warsame Sandhool, guddoomiyaha dalladda ururada dhalinyarada ee bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya, oo ka warbixin doona sababaha tahriibinta iyo saameynta ay ku leedahay dhalinyarada #Somalia. Wuxuu sidoo kale ka hadli doonaa olalaha lagula dagaalamayo dhaqamada xun-xun. Waxaa sidoo kale barnaamijka marti ku ah Nole Kututwa, oo @UN u qaabilsan...

Duration:00:16:24

Tubta Nabadda EP99

7/20/2018
Todobaadkaan #TubtaNabadda waxaan uga hadleynaa shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya. Waxaan ku wareysaneynaa UN Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Amb. Michael Keating oo ka hadlaya natiijada shirka Baraasalis iyo sida beesha caalamka ugago'an tahay sii wadista taageerada Soomaaliya ee xagga hannaanka siyaasadda, dib u habeynta amniga iyo dib u soo kabashad dhaqan dhaqaalee ee dalka #Somalia. Waxaan sidoo kale wareysaneynaa Agaasimaha warbaahinta Xafiiska Madaxweynaha...

Duration:00:16:05

Tubta Nabadda, Episode 98: World Youth Skills Day: What’s forward for Somali youth?

7/13/2018
#Tubta Nabadda, todobaadkan waxaan diiradda ku saari doonaa Maalinta Xirfadda Dhaliyarada oo ku began 15 July 2018. Waxaa barnaamijka marti noogu ah Cabdullaahi Cabdi Maxamed oo ka tirsan Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo ka hadlaya qorsheyaasha wasaaradda ee ku aadan horumarinta xirfadaha dhalinyarada. Waxaa sidoo kale barnaamijka marti noogu Abdikadir Dubow Mohamed oo ah sarkaal ka tirsan @UNHabitat, Xaafiiska Kismayo islamarkaasina u qaabilsan horumarinta xirfadaha. Wuxuu ka hadli...

Duration:00:15:06

Tubta Nabadda, Episode 97: Somalia celebrates Independence Day with hopes for brighter future

7/6/2018
#TubtaNabadda waxaan asbuucaan kaga hadlaynaa xuska Xoriyadda Soomaaliya iyo sida munaasabaddan loogu adeegsan karo kor u qaadista nabadda iyo wadajirka Soomaaliyeed. Waxaa marti noogu ah Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya isagoo ka hadli doona sida Soomaalidu ay nabad ugu wada noolaan karto iyadoo la eegayo halgankii loo soo maray Xorriyadda dalka. Waxaan sidoo kale barnaamijka ku waraysanaynaa Siciid Xarawo oo ka mid ah fanaaniinta Soomaaliyeed...

Duration:00:16:21