SBS Somali-logo

SBS Somali

SBS (Australia)

Barnaamijkan todobaadlaha wuxuu idiin soo gudbin wararkii dalka, dibada iyo Somalia oo faahfaahsan kaasoo ay la socoto warbixin ay wariyayaashayadu nooga soo gudbiyaan qeybaha kala duwan ee Somalia.

Barnaamijkan todobaadlaha wuxuu idiin soo gudbin wararkii dalka, dibada iyo Somalia oo faahfaahsan kaasoo ay la socoto warbixin ay wariyayaashayadu nooga soo gudbiyaan qeybaha kala duwan ee Somalia.
More Information

Location:

Sydney, NSW

Description:

Barnaamijkan todobaadlaha wuxuu idiin soo gudbin wararkii dalka, dibada iyo Somalia oo faahfaahsan kaasoo ay la socoto warbixin ay wariyayaashayadu nooga soo gudbiyaan qeybaha kala duwan ee Somalia.

Language:

Multilingual

Contact:

SBS Radio Sydney Locked Bag 028 Crows Nest NSW 1585 Australia (02) 9430 2828


Episodes

New political party announced in Puntland

9/22/2017
More
AS Puntland's Parliament formally legalized political parties. New political parties star to form with first one announced in Garowe. (Baarlamaanka Puntland ayaa si rasmiya u ansixiyay xisbiyo siyaasadeed. Xisbiyo cusub ayaa abuurmay iyadoo kii u horeeyay looga dhawaaqay Garowe. )

Duration: 00:06:44


The gulf crisis has divided the Somali federal government and the regional administrations

9/22/2017
More
The gulf crisis has divided the Somali federal government and the regional administrations . But the federal government insists that according to the constitution only federal government can deal with foreign issues. (Khilaafka dalalka Khaliijka ayaa kala qaybiyay dawlada federalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada. Laakiin dawlada federalka ayaa ku adkaysanaysa in dastuurku dhigayo in dawlada federalka oo kaliya ay ka hadli karto arimha dibada.)

Duration: 00:07:47


SBS adds seven new languages to its Radio service

9/22/2017
More
SBS adds seven new languages to its Radio service while others has being discontinued after a review of the services. Changes are aimed at reflecting the evolving needs of communities in Australia today. (SBS ayaa 7 luqadood oo cusub ku dartay adeegan Idaacada halka kuwo kale la joojiyay kadib dibueegid lagu sameeyay adeegyada Idaacada SBS. Isbadalkan ayaa looga danleeyahay inay ka turjunto baahiyaha isbadbadalaya ee bulshooyinka Australia ee maanta.)

Duration: 00:07:44


Australia has a long history of civic participation .

9/20/2017
More
Australia has a long history of civic participation . But lot of the new migrants expressing an open and frank opinion is a foreign concept. (Australia waxay leedahay taariiq dheer oo ah in shacabku ka qaybqaataan nidaanka dawladnimo. Laakiin soogalooti badan oo dalka ku cusub inaan si xor ah oo aragtidaada u dhiibato waa fikrad ku cusub.)

Duration: 00:06:02


Concerns over proposed citizenship changes.

9/20/2017
More
Proposed changes to Australia's citizenship laws have divided many community groups. Ethnic communities say they feel unfairly targeted. (Isbadalka dawladu hindistay inay wax uga badalayso sharuucda dhalashada ayaa bulshooyin badan kala qaybisay. Bulshooyinka jinsiyadaha ayaa sheegay inay dareemayaan si cadaalad aan ahayn loo beegsanayo.)

Duration: 00:06:52


Donald Trump's first speech at UN

9/20/2017
More
Donald Trump held his first address at the United Nations General Assembly. He didn't hold back in his criticism of Iran nuclear deal and North Korea's missile and nuclear tests. (Donald Trump oo qudbadiisii u horaysay ka jeediyay golaha guud ee QM. Waxba uma reeban dhaliisha uu u jeediyay heshiiskii hubka nukliyeerka Iran iyo tijaabooyinka woqooyiga Korea.)

Duration: 00:05:52


Somali female Association meeting.

9/19/2017
More
Somali Female Association held its annual meeting. The head of the organization Hawo Aad speech covered range of issues. (Somali Female Association ayaa shirkoodii sanad laha ahaa qabsaday. Madaxa ururka Xaawo caad ayaa qudbo ay jeedisay arimo kala duwan uga hadashay. )

Duration: 00:05:17


Interview: Prof Mohamed Omar Dalxa MP Part 1

9/15/2017
More
Mohamed Omar Dalxa is member of Somali parliament. He spoke to SBS about the recent controversy over government handing an ONLF official to Ethiopia. (Maxamed Cumar Dalxa waa xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya. Wuxuu SBS uga waramay muran ka dhashay dawlada oo sarkaal ONLF ka tirsan u dhiibtay dawlada Ethiopia. )

Duration: 00:12:20


Interview: Abdulqadir Sulayman who arrived in Australia by boat.

9/13/2017
More
Abdulqadir Sulayman arrived in Australia by boat when Australian government introduced new rules. He says that rule has impacted his life and the lives of lot of other refugees. (Cabdulqadir Sulayman wuxuu Australia ku yimid doon markii dawlada Australia soo rogtay sharuuc cusub. Wuxuu sheegay in sharuucdaas ayaa saamayn ku yeesheen noloshiisa iyo nolosha qaxooti kale oo badan. )

Duration: 00:08:53


Looming deadline for asylum seekers to apply for protection visas.

9/13/2017
More
Looming deadline for asylum seekers to apply for protection visas. The government has given asylum seekers until October the 1st to formally apply for protection, or face deportation. (Waqtiga loo qabtay magangalyodoonka oo doo dhaw. Dawlada ayaa siisay magangalyodoonka ilaa Oct 1 deeda inay si rasmiya ugu codsadaan sharci in la siiyo ama haddii kale la tarxiilayo.)

Duration: 00:04:19


At least 100,000 Australians are living homeless this winter.

9/13/2017
More
At least 100,000 Australians are living homeless this winter. Housing, financial difficulties and domestic violence are the top three causes of homelessness. (Ugu yaraan kun qof oo Australian ah ayaa hoy la'aan ah xiligan qaboobaha ah. Guryo yari, dhaqaale xumo iyo rabshadaha qoyska ayaa 3 arimood ee ugu waaweyn ee sababa darbijiifnimada. )

Duration: 00:05:55


Controversy over handing ONLF Official continues.

9/8/2017
More
Controversy over handing ONLF Official continues. We spoke 2 members of Somali-Australian community on their take of issue. (Wali waxaa socda muranka ka dhashay sarkaal ONLF ahaa oo la dhiibay. Waxaan ka waraysanay labo xubnood oo ka tirsan jaaliyada Soomalida Australia oo aragtidooda ka dhiibtay.)

Duration: 00:11:19


Controversy over ONLF official continues

9/6/2017
More
The controversy over Somali government handing over an ONLF official to Ethiopia continues. Mohamed Caalim is Somali political analyst and shares his take on this issue with SBS. (Muranka ka dhashay sarkaal ka tirsan ONLF oo dawlada Soomaaliya ku wareejisay Ethiopia ayaa wali socda. Maxamed Caalim wuxuu falanqeeyaa siyaasada Soomaliya wuxuuna nala qaybsaday waxa uu ka qabo arintan.)

Duration: 00:11:18


Obesity is on the rise in Australia.

9/6/2017
More
Obesity is on the rise in Australia. What are reasons behind the rise is being debated. Are they lifestyle-related, environmental, genetic or a combination of the three (Cayilka saaidka ayaa Australia aad u kordhaya. Maxay yihiin sababaha ka danbeeya kororkan? Ma qaab nololeedka qofka, mise bii'ada mise hidaha mise dhamaan sadexdaas oo dhan.)

Duration: 00:05:59


New Citizenship changes faces some road blocks after review by committee.

9/6/2017
More
New Citizenship changes faces some road blocks after review by committee. Senate crossbench indicated they may vote for the changes as it presented. (Isbadalka cusub ee dhalashada ayaa caqabado hor yaalaan kadib markii gudi baarlamaan uu dibu eegay. Senatoro madaxbanaan ayaa muujiyay inaysan sida uu hada yahay isbadalkan ugu codaynayn.)

Duration: 00:04:32


Growing criticism aimed at Myanmar over the plight of Rohingya Muslims.

9/6/2017
More
Several Muslim countries in Asia are leading growing criticism aimed at Myanmar over the plight of the Rohingya Muslim minority. Tens of thousands of Rohingya have flooded into Bangladesh in the past 10 days. (Dhowr dal oo Muslimiin ah oo ku yaal Asia ayaa hogaaminaya dhaliilo sii kordhayo ee ku aaddan Myanmar ee dhibaatada lagu hayo Muslimiinta Rohingaha ee laga tirada badan tahay. Tobanaan kun oo Rohinga ah galay dalka Bangladhesh 10 kii maalmiid ee u danbeeyay.)

Duration: 00:05:15


Australian federal parliament is set to gain an extra seat.

9/3/2017
More
Australian federal parliament is set to gain an extra seat. It was announced that SA will lose one seat, while Victoria and the ACT will gain one each. (Baarlamaanka Federalka Australia ayaa kursi dheeraad ah lagu darayaa. Waxaa lagu dhawaaqay in SA kursi luminayso halka Vic iyo ACT ay kiiba kursi helayo.)

Duration: 00:04:57


Government to cut welfare of 100 asylum seekers

8/30/2017
More
The Federal Government to cut the financial support of up to a hundred asylum seekers transferred to Australia from offshore detention for medical reasons. But both human-rights lawyers and the Opposition have sharply criticised it. (Dawlada federalka ayaa jartay taageerada lacageed ee la siinjiray boqolaal magangalyodoon oo Australia loo keenay arimo caafimaad. Laakiin waxaa arintan dhaliilay qareemada xaquuqul binaadanka u dooda iyo mucaaradka. )

Duration: 00:04:21


Finding a job is a priority for migrants moving to Australia.

8/30/2017
More
Finding a job is a priority for migrants moving to Australia. But most workers need to be able to speak and write English well. (Soogalootiga Australia soo dega waxay mudnaanta koowaad siiyaan inay shaqo helaan. Laakiin shaqaalaha intooda badan waa inay si fiican ugu hadli karaan ayna qori karaan luqada Englishka.)

Duration: 00:05:20


Drought releif event in Melbourne

8/29/2017
More
An event to raise awareness and raise funds for red cross drought relief appeal in East Africa was held in Melbourne. This was organized by members of Somaliland Community in Melbourne. (Xaflad ururka bisha cas lacago ugu aruurinayso abaaraha geeska Africa ayaa lagu qabtay Melbourne. Xafladan ayaa waxaa soo qabanqaabiyay xubno ka tirsan jaaliyada Somaliland ee Melbourne.)

Duration: 00:13:35

See More