Ma Laguu Warramay-logo

Ma Laguu Warramay

Education Podcasts

Ma Laguu Warramay sits down for candid, in-depth conversations with people that finds fascinating. With help from our guests, Ma Laguu Warramay will tackle the topics that shape our lives, from religoin to the pressing political issues of our time to cooking tips for the cooking-challenged

Location:

Somalia

Description:

Ma Laguu Warramay sits down for candid, in-depth conversations with people that finds fascinating. With help from our guests, Ma Laguu Warramay will tackle the topics that shape our lives, from religoin to the pressing political issues of our time to cooking tips for the cooking-challenged

Language:

English

Contact:

0615591483


Episodes
Ask host to enable sharing for playback control

Falanqeynta dib-u-eegista afarta cutub ee dastuurka

3/28/2024
Bishii Janaayo 2024, Golaha shacabka ayaa meelmariyey habraac lagu dhameystiraayo Afarta cutub ee ugu horreeya dastuurka federaalka KMG ah, 12-ka Febraayo, ayaa loo gudbiyay baarlamaanka afarta cutub, Sida ku cad jadwalka dooda golaha wadajirka baarlaamanka ayaa la soo gebagebeeyay 23-ka Maarso, waxaa xigeysa codeynta saddex-meelood laba meelood ku ansixinayaan baarlamaanka ee wadajirka ah. Cutubka 1-aad ee dastuurka ayaa quseeya ku dhawaaqista Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, wuxuuna ka kooban yahay sagaal qodob. Cutubka 2aad wuxuu qeexayaa xuquuqda iyo waajibaadka aasaasiga ah ee muwaadiniinta, wuxuuna ka kooban yahay 32 qodob. Cutubka 3aad wuxuu la xidhiidhaa dhulka, hantida iyo deegaanka, wuxuuna ka kooban yahay lix qodob. Cutubka 4aad wuxuu ka hadlayaaa Matalaadda shacabkawuxuuna ka kooban yahay 15 qodob. cutubka 4aad wuxuu ku salaysan yahay heshiiska doorashada GWQ 27ka Meey 2023, Puntland ayaan qayb ka ahayn heshiiskaas, waa cutubka aad looga kala aragti duwan yahay. Podcasti-gan waxaa marti nooga ah Mahad Wasuge oo ah Agaasimaha Somali Public Agenda iyo Cilmi baare, Mahad iyo Cabdiraxiim ah agaasimaha MAAN ayaa ku falanqeynayaa afart Cutub uga horeysey Dastuurka KMG dooddiisa todobaadkan soo dhamaatey. Podcasti-gan waxaa soo saara Madasha Aqoonyahanka Aragtida Nool - MAAN @maan_hq, @malaguuwarramay & @xiiranesir (the host) "Thanks for listening"

Duration:00:48:11

Ask host to enable sharing for playback control

Doorka Bulshada Rayidka ee Dib u Dhiska Dowladnimada Soomaaliya

1/31/2024
Guddoomiyaha Bulshada Rayidka Soomaaliyeed Cismaan Muxiyadiin Shaatax ayaan ka waraysanay “Doorka bulshada rayidka ee dib u dhiska dowladnimada Soomaaliya.” Bulshada Rayidka ah waa dallad ay ku bahoobeen ururada ka shaqeeya danaha bulshada kuwaas oo bulshada ku matela rabitaanka muwaadinka iyo fulinta xeerka In this episode, we interviewed with Osman Mohyadin Shatah, Chairman of the Somali Civil Society, to discuss the pivotal role of civil society in rebuilding sustainable governance. Tune in to gain insights into how civil society organizations represent citizen interests and uphold legal principles in the reconstruction process Podcasti-gan waxaa soo saara Madasha Aqoonyahanka Aragtida Nool - MAAN @maan_hq, @malaguuwarramay & @xiiranesir (the host) "Thanks for listening"

Duration:00:54:37

Ask host to enable sharing for playback control

Story of Halima Kh. Magool

11/26/2023
Link in bio: — My uncle Nadiif was a goldminers in the mountainous regions of Ethiopia. I haven't since now asked him what he mined or found there. He was the only urban member of our family who used to visit us. He used to visit us in our village, Shiidley. I used to ancipate his arrival, which was sometimes once a year, because he always brought sweets. He had a cassette player with an old cassette, which had a nationalist song by Halimo Kh Magool, "Nin Lagu Seexdow Ha Seexan." That was my first encounter with Magool. And since then, for me, the name of Magool is associated with that precious memory. I can say Magool opened the gates of Somali music for me. A lot of people helped me produce this program, to whom I am saying "thank you!" Among them is AbdiAziz Guudcadde, who wrote the essay which was the inspiration for this program Abtigay Nadiif, waxa uu ka mid ahaa dadka buuraleyda Itoobiya dahabka ka qoda. Ilaa maanta ma weyddiin waxa uu ka helay. Qofka Keli ah ee ciddayda reer magaalka ka ah ee mar walba inoo yimaado ayuu ahaa. Tuuladayada shiidley ayuu innoogu imaan jiray. Ismaashihiisa oo marar qaar sannado qaadan jiray aad baan u dharari jiray. Maxaa yeelay imaanshihiisa nacnac macaan iyo dhirta shaaxa lagu carfiyo ayaa la socon jiray! Raadiye, cajalad Lixdan ah ay ku jiro ayuu sitay. Hees waddani ah oo ay qaaddo Xaliima khaliif Magool ayaa ugu duubnayd cajalka “ nin lagu seexdoow ha seexan”. Maalintaa, ayaa aan bartay Xaliima. Ilaa maanta mar kasta oo aan Xaliima codkeeda maqlo, xusuustaa carruurnnimo ee qaaliga ah ayay igu celisaa. Waxa aan oran karaa, fanka weyn ee Soomaalida ayay albaab iiga furtay oo igu tiri “ ku raaxayso dhagaysigiisa”. Barnaamijkan gaaban oo aan marnnaba lagu koobi karin, qiimiga Xaliimo waxaa gacan weyn iga siiyay oo aan ‘ mahadsanid’ leeyahay dad badan. Aan xuso, Cabdicasiis Guudcadde oo isagu qoray qoraalka aynnu ka soo qaadannay xogta halkan ku duuban Podcasti-gan waxaa soo saara Madasha Aqoonyahanka Aragtida Nool - MAAN @maan_hq, @malaguuwarramay & @xiiranesir (the host) "Thanks for listening"

Duration:00:34:18